26th April 2024  admin  Category :

Maalmo ka hor, kantarool u dhaxeeya Laacaanood iyo Burco ayaa waxa soo istaagay gaari uu la socday  nin ka soo jeeda beesha reer Sool oo ka shaqeeya Imaaraadka oo ku labisnaa  Koofiyad iyo Cimaamad.

Gabadh Askariyad ahayd  oo u shaqaysa maamulka SNM oo joogtay Kaantaroolkaas  ayaa ninkii Cimaamada iyo Koofiyadda watay oo gaariga  horay u fadhiyey waxay  waydiisay ” adeer ma Barakacayaashii Bari ka yimid  ayaad ka hartay. Maya adeer cidna lama socon oo keligay iyo dareewalkayga  ayaanu ahayn.

Markii uu Burco yimid  ninkii reer Sool ayuu ogaaday in Barakacayaasi yihiin koox caraysan oo ka tagtay degaano ka mid ah gobolka Sanaag, ka dib markii Xildhibaano ay doonayeen inay  ka mid noqdaan  maamulka Puntland ay waayeen

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*