27th April 2024  admin  Category :

Mashruuc kale oo laga hirgelinayo Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir

Guddoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada dheer ee isku xirta Aargada degmada Deyniile ama wadada kuliyada Jaale Siyaad ilaa gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhaxe wadadaasi oo hor marto xarunta degmada Deyniile.

Ishii Buktaay

Image
View image on Twitter

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*