27th April 2024  admin  Category :

“Hadday iyagu Ingiriis noqdeen, Anagu Talyaani ma nqon, sidaa waxa yiri madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Deni. ” SNM muran dhuleed nagama dhaxeeyee dhulkayaga ayay kusoo xadgudbeen”ayuu yiri Madaxweyne Dani.

Hadalkiisa wuxuu sii raaciyey ”Mashruuca Somaliland wado khaldan buu ku socdaa waxaana filayaa in ay heli doonaan cid wax usheegta hadaysan helina wakhtigaa wax bari doona”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*