26th April 2024  admin  Category :

Mudane Gaas oo Bulshada reer Puntland ugu baaqay inay taageeraan oo la shaqeeyaan madaxweynaha xilka kala wareegay.

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Cali  Gaas, ayaa Bulshada reer  Puntland oo intooda badani aad u taageeraan   ugu baaqay inay taageeraan oo la shaqeeyaan madaxweynaha Cusub ee xilka kala wareegay Hogaamiye Siciid Deni

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*