
23rd February 2025 admin Category :
Cabdi Salaam Bashiir Cabdisalaam. ayaa iska Casilay Xilkii Wasiir ku xigeenka maaliyada Puntland ,isagoona u Tartami Doona Duqa Degmada Boosaaso .
Cabdisalaam, oo hadda haya xilka ku simaha duqa degmada Boosaaso, kana soo jeeda beesha Dishiishe ee baarlamaanka Puntland ku leh sadex xildhibaan, ayeey u badan tahay inay u codeeyaan xildhibaanada reer Barigu iska soo xuleen