29th March 2024  admin  Category :

Maamulka Hargeeysa ayaa soo bandhigay gawaari hub saaran yahiin oo hadda ka hor lagala baxsaday Puntland, balse waxa ay ka dhigayaan in shalay ay ku qabsadeen dagaalkii shalay.

Qof qabuuraha dadka dar alle u dhintay kalla soo baxaya oo dhahaya dawladdii kacaanka ayaa dishay miyuu u daahayaa in gaari hadda ka hor Puntland lagala goostay ay yiraahdaan dagaalkii shalay ayaan ku qabsanay? Waxaa cad in warkaasi uu yahay mid aan waxba ka jirin.

Dhinaca kalle waxa ay SNMta iska soo hormariyeen marabidii u shaqeeneeysay oo ay ka mid yihiin Baashe, Koore iyo Ciise Xawar.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*