31st January 2023  admin  Category :

Waxaa la hareereyay kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan magaalada Guriceel. Dagaal ogayaasha Ahlu Sunna ayaa diiday ineey qoryaha dhigaan nabaddana ay qaataan. Hadaba qaar ka mid ah dadka taageera kooxdan dagaalka soo qaaday ee Ahla Sunna ayaa doonaya in ay eeda dagaalka dusha uga tuuraan dawladda iyo maamulka Galmudug.

Waxaa xaqiiq ah in dhiig kasta oo ku daata deegaanadaas ay mas’uuliyadiisa dusha ka saarantahay kooxda dagaalka ka oogtay deegaanadaas, iyaga ayaa ka mas’uul ah cid kasta oo qaxda iyo hantida kasta oo ku burburta dagaalka. Muuqaalka hoose fadlan daawo oo qiimeeyn shaqsi hadlaya waxa uu daliishanayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*