23rd December 2024 admin Category :
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Ma Aaran jaan buu u shaqeeyaa.
Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba–daareed) ayaa ugu hor gacan taagay in la ansixiyo Dawladda Cabdiraxmaan Farioole Iyo Shido soo dhiseen . Gudoomiyaha Baarlamaanka Dhooba daareed ayuu ahaa ninkii ansixiyey in duuduub wax lagu ansixiyo.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee hadda xilka haya Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba–daareed) ayaa wuxuu noqonayaa Gudoomiyihii ugu horeeyey ee la hor keeno Gole wasiiro oo la sii dhaariyey , kalsooni laga qabo awgeed . Hadaba Gudoomiyhu ma dano koox gaar ah ayuu u shaqeeyaa mise umadda Puntland