27th April 2024  admin  Category :

Axmed Xuseen oo loo magcaabay wasiirka Socdaalka, qaxootiga iyo Jinsiyadaha  dalka Canada. Hussen, 39, the first Somali-Canadian elected to Parliament is now minister for immigration, refugees, and citizenship.

Image may contain: 3 people

Ra’isawasaaraha Dalkaca Canada Justin Trudeau iyo Xildhibaan Axmed Xuseen

Ra’iisal Wasaaraha dalka  Canada Justin Trudeau ayaa isku shaandheyn uu ku sameeyay golihiisa Wasiirada waxa uu u magacaabay Wasiirka Socdaalka Axmed Xuseen oo ah muwaadin ka soo jeeda dalka Soomaaliya  kana mid ah mudanayaasha baarlamaanka dalka Canada, waxaana  laga soo doortaa Xaafadda York South-Weston, Toronto

Image may contain: 1 person, smiling

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*