
1st April 2023 admin Category :
Cabdirisaaq Jaamac Janagale oo ah musharax u taagan xilka madaxweenanimo ee Puntland ayaa sheegay inaan SNMta sii heesan doonin magaalooyinka Tukaraq iyo Laascaanood, haddii xilka loo doortana uu suggi doono xuduudaha Puntland.
Allsanaag.com