![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/01/download-1.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Xudun Oo Madaxtooyada Garowe Ku Wareejisay Xoolo Loogu Talagalay Caleemo saarka madaxda cusub
Xoolo ka kooban Geel iyo Adhi loogu talagalay caleema-saakra Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa lagu wareejiyay xubno ka socdaY xafiiska madaxweyne kuxigeenka Puntland