26th July 2024  admin  Category :

Cabdiraxmaan Faroole oo ka mid ah Xildibaanada Aqalka sare ayaa lagu eedaynayaa musuqmaasaq,  eex iyo  inuu qayb ka ahaa suuqa gaynta  Xildhibanada Puntland ,  oo uu ahaa mid u  kala dulaalayey Murashaxiinta u tartamaysay hogaanka Puntland.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Faroole ayaa Kamaraddu qabatay  wareegii ugu  danbeeyey  isaga la faqaya Murashax Faarax Cali Shire, oo ka mid ahaa wasiiradiisa waqtigii uu madaxweynaha ka ahaa Puntland , si uu codadakiisa u siiyo Murashaxii la tartamayey Siciid oo ay isugu soo baxeen wareega labaad Siciid  Deni

Eexda , musuqmaasaqa iyo fududaynta laaluushka lakala qaadanayey oo ka hotr imanayanya Islaamnimada, Dimoqraadiyadda iyo wada noolashaha bulshhada  reer Puntland ayaa hadda la ogaaday un Xildhibaan Faroole  u samaynayey in Wiilkiisa Curad uu ka mid noqdo dawladda soo socota.

Abdirixmaan Faroole Iyo Kooxdiisa Aaranjaan ayaa Dagaal Cad la galay Murashaxa Shacabka Puntland Janaraal Asad Cismaan Cabdilaah

Faarax Cali Shire oo meelaha Bulshadu ku kulmaan sawirkiisa oo Xildhibaan Faroole wax u yeerinayo ayaa heestani ku saabsan tahay, ISAGA OO QAADAYA

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*