26th July 2024  admin  Category :

Xisbiyada Itoobiya oo taageeray is-afgaradka lala galay SNM

Ethiopia ayaa mar kale ku celisay inay taageersan yihiin heshiiskii is-afgaradka dhinaca badda ee ay la galeen Somaliland. Golaha Iskaashiga Xisbiyada siyaasadda ee Ethiopia oo kulan ku yeeshay Addis Ababa ayaa sheegay inay ka shaqayn doonaan sidii loo hirgelin lahaa heshiiskaas.

War-murtiyeed ay ka soo saareen kulankoodaas, waxaa soo koobaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*