2nd April 2023  admin  Category :

Siyaasiyad ka soo jeeda Xisbiga Wadani oo Wasiir Jamaal kula kulantay Canada

Gawaaridii ay wateen wafdiga Somaliland ee u timid inay la kulmaan, Wasiirka Socdaalka Canada Axmed Xuseen, Xildhibaan Faisal xasan ee  laga soo doorto York South-Weston iyo Jamaal Maxamed Xasan wasiirka qorshaynta Soomaaliya

Ma’suul sare oo ka tirsan Xisbiga wadani ee maamulka Somaliland, ahna safiirka wareega ee Somaliland ee u qaabilsan  Waqooyiga America Suhur Xasan Abiib iyo siyaasiyiin ka tirsan xisbigeeda

Safiirka Wareega iyo jaaliyadda Somalilandee waqooyiga America ayaa Wasiir jamaal ku bogaadiyey shaqooyinka muhiimka ah ee wasaradiisu u hayso Qaranka Soomaaliyada iyo caddaaladda uu doonayo in umadda Soomaaliyeed wax ugu qaybiyo

Gabay wadani ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*