26th July 2024  admin  Category :

Xildhibaan Fiqi iyo Muudeey  oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka  xanaaqay ereyga “nabad iyo nolol. Waana ku saxsan yihiin,  sababtoo ah awalba ma ahayn Reero  nabadeed. Nasiib daro dawladdii La wiiqay ee madaxweyne Farmaajo madaxweynaha ka ahaa  waxa maanta difaacaya  Maareeye oo aaminsan in Somaliland iyo Somalia labo dal kala yihiin

Weli riwaayaddii Il buono, il brutto, il cattivo, lit. Muqdisho waa ka socotaa

Image may contain: night and sky

https://allsanaag.com/wasiir-ku-hanjabay-inuu-jabhadaynayo/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*