26th December 2024 admin Category :
Xildhibaan Fiqi iyo Muudeey oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka xanaaqay ereyga “nabad iyo nolol. Waana ku saxsan yihiin, sababtoo ah awalba ma ahayn Reero nabadeed. Nasiib daro dawladdii La wiiqay ee madaxweyne Farmaajo madaxweynaha ka ahaa waxa maanta difaacaya Maareeye oo aaminsan in Somaliland iyo Somalia labo dal kala yihiin
Weli riwaayaddii Il buono, il brutto, il cattivo, lit. Muqdisho waa ka socotaa
https://allsanaag.com/wasiir-ku-hanjabay-inuu-jabhadaynayo/