
17th March 2026 admin Category :
Xildhibaan dhalinyaro ah oo bedelay Dhooba daareed ayaa ka mid noqday Baarlamaanka Puntland. Bahda Allsanaag waa u hambalyeenayaan xildhibaanka , waxayna Allah uga baryayaan in Xilka sidii loogu doortay uu uga soo baxo









Ilaahay ha u fududeeyo.
Aamiin.