29th January 2023  admin  Category :

Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo lagu taageeray Kursiga HOP235.

Munaasabad Jimcihii Maanta ahaa ka dhacday magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayey waxgaradka,siyaasiyiinta,dhallinyarada,Haweenka,Salaadiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada leh matalaadda siyaasadeed ee kursiga HOP235 deegaan doorashadooduna tahay deegaanada Sool,Sanaag iyo Cayn waxay si buuxda u taageereen musharax Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo u taagan kursigaas.

Waxgaradkii iyo Bulshadii madasha kulanku ka dhacayey goobjoogga ka ahayd ayaa ku ammaanay Wasiir Bidhaan inuu yahay shaqsi ay sheegeen in uu wax muuqda ka qabtay baahiyaha bulshada deegaanka islamarkaana ay ku garab taagan yihiin doonista matalaadooda siyaasadeed.Kusriga HOP235 ayaa ka mid ah kuraasta beeri doorashadooda lagu qabanayo magaalada Garoowe.

May be an image of 4 people, people sitting, people standing, headscarf and outdoors
May be an image of 3 people, people standing and outdoors
May be an image of 2 people and people sitting
May be an image of 3 people and people sitting
May be an image of 6 people, people standing, people sitting and outdoors
May be an image of 7 people, people standing and people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*