27th July 2024  admin  Category :

Xildhibaanaddii ku caan baxay Laaluushka, mooshinada iyo khalkhalka siyaasadeed ee Soomaaliya maanta  ka jira  ayaa waxay gudoomiyahooda cusub  u doorteen Cabdirashiid Xidig,

Xilldhibaanadan Qaswadayaasha ah, ee ka midka  ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaraya dhowr iyo sagaashan, intooda badana waxa laga soo doortoaa maamulka  Koonfur galbeed ee Shariif Xasan.

Qaswadayaashan ayaa dhowaan  doorashaddii ka dhacday Muqdisho waxay  codkooda wada  siiyeeen saxiibkood  Cabdirashiid Xidig si uu u noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Qaswadayashan sagaashanka gaaraya  ayaa dhowaan u codeeyey sidoo kale Saaxiibkood  Faarax Sakiin si uu u noqdo Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya.

Ugu danbayntii Kooxdan Qaswadayaasha ah ee Xidig   Gudoomiyaha u doortay , ayaa ujeedadooda ugu weyn ay tahay in saaxiibkood  Xasan Culusoow uu mar ka le ku soo laabto madaxweynaha Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*