27th April 2024  admin  Category :

Farmaajo isaga oo intaas oo xil ah qabyaalad  ugu  magcaabay beeshiisa ayuu doonayaa in Sool iyo Sanaagna uu   ku raali geliyo beesha Isaaq, oo yiraahdo waqooyiga Soomaaliya idinka ayaa metela.  Ilaa hadda hal safiir uma soo  magcaabin gobolka Sanaag, halka uu Hargaysa u diray Safiiro ka soo jeeda Turkiga oo wada hadal u furi doona isaga iyo beesa Isaaq

 

Ummadyahay Qabiilkiyo Qaranimadu Waa Laba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*