
14th July 2026 admin Category :
Xiisad diblomaasiyadeed oo ka dhex curatay Jabuuti iyo Somaliland
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladaha ka soo cusboonaaday jamhuuriyada Yemen ee ay dariska yihiin, ayna adkaynayso taageerada dhammaan dadaalada lagu qaboojinayo xiisada.
”Si guud waxa ay qiimaynaysaa jamhuuriyadda jabuuti doorka muhiimka ah ee ay hiigsanayso Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee walaalka ah ee taageerada iyo xoojinta xasiloonida Yemen iyo difaacida amniga xuduuda boqortooyada” ayaa lagu yiri qoraal ay soo saartay wasaarada arrimaha dibadda Jabuuti.







