18th April 2024  admin  Category :

Maxamed Shiikh CIsmaan Jawaari oo ku guuleystey tartanka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka  Soomaliya kadib markii afka uu ciida u daray cabdirashiid Xidig  uuna  helay codad ka badan 139 cod. Tartankan ayaa ahaa labo daran mid dooro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*