26th July 2024  admin  Category :

Allaha u naxariisto waxa magaalada Toronto ku geeriyooday    Macalin Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi Dheere), oo ahaa xiddigii  LLPP Jeenyo & Qaranka Soomaaliyeed

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh  u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed,  Bahda Ciyaartooyda, Qaraabadii ehelkii uu ka geeriyooday Marxuumku

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*