
22nd February 2025 admin Category :
Allaha u naxariisto waxa magaalada Toronto ku geeriyooday Macalin Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi Dheere), oo ahaa xiddigii LLPP Jeenyo & Qaranka Soomaaliyeed
Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Bahda Ciyaartooyda, Qaraabadii ehelkii uu ka geeriyooday Marxuumku