26th December 2024 admin Category :
Ciidanka SNM oo Caruurtii Kalshaale kubad uga dhigtay Miino
Wasiiro ka tirsan Dowladda Puntland oo Garoowe warbaahinta kula hadlay ayaa Maamulka Somaliland ku eedeeyey inay kiis been-abuur ah ku eedeeyeen Col.Yuusuf Cabdi Cali (Tuke)
iyadoo la ogyahay Dambiilayaashii SNM wixii ay ka gaysteen gabood faladii ka dhacay Kalshaale Laascaanood iyo Widh-widh
Hoos akhriso
https://web.archive.org/web/20110425034415/https://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7257