16th February 2026 admin Category :
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray qalabka lagu dhisayo dekedda Garacad oo ka mid ah mashaariicda isku-tashiga ah ee ay iska kaashanayaan shacabka Puntland iyo dowladdooda.