1st May 2024  admin  Category :

Caqli laawe haddii aadan adigu ogayn wixii dhacay miyaadan “cidda” Daarood waraysan. Caydiid wuxuu socday Muqdisho ilaa Kismaayo. Khudbadan maanta waxa jeediyey gacan ku dhiigle Muuse Biixi isaga oo la hadlaya madaxweyne Farmaajo, kuna faraxsan xasuuqii ka dhacay koonfurta Soomaaliya 1991.

Nin sheegta inuu yahay Garad Dhulbahante, ayaa maalmo ka hor faras gudoonsiiyey Gacan ku dhiiglahan.  Sidoo kale marka uu khudbadan jeedinayo waxa u sacab  tumaya nin ku magcaaban wasiirka dagaalka SNM oo ka soo jeeda beessha Warsangeli

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*