26th April 2024  admin  Category :

Habeenkii xalay Xasan Culusoow wuxuu ku soo  dhoweeyay magaalada Nairobi Qaswadayaashii  Soomaaliyeed ee caan baxay oo ay ka mid yihiin  Xildhibaan Mahad Salaad, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda C/salaan Hadliye, Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan C/qaadir Cosoble.

Caawa Weerar ayaa  lagu soo qaaday xaflad lagu taageerayey sanad guurada kowaad ee madaxweyne Farmaajo lagu doortay oo Nairobi ka socotay. Xasan Culusoow, Mahad Salaad iyo Bukhaari inay lug ku leeyihiin waa suurta gal

Image result for xasan sheekh nairobi

Image result for xasan sheekh nairobi

https://youtu.be/c6w7BWyYUac

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*