26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Xarunta madadaalada Muqdisho, halka dalka intiisa kale ayna  lahayn xarumihii caafimaadka iyo waxbatasshada. Mashruuca Isxilqaan waa sadbursigii dawladda federaalku Muqdisho siin jirtay  oo magac kale la baxshay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta  Madadaalada  ayaa ku ammaanay shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda sida ay u soo ajiibeen baaqiisa ku saabsanaa in laga wada qeyb qaato Olalaha Isxilqaan ee dalka dib loogu dhisayo.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay Tiyaatarka Muqdisho , isagoona kula kulmay  Hobollada Waaberi.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*