
16th March 2025 admin Category :
RW Xamze ayaa Sarkaal ay ilmo adeer yihiin u magcaabay Taliyaha ciidanka Booliiska

Jeneraal Sulub Axmed Fidhin ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya
Taliyihii hore ee Booliska Soomaaliya Xijaar, ayaa xilka laga qaaday.genaral Sulub wuxuu horay u soo noqday Taliye xigeenka Booliska,
\