26th July 2024  admin  Category :

Xagee ku danbeeyey maamulkii Isaaqu ula baxeen gobolka Badhan.

Ali Xuseen Soomaali, oo Isaaqu ugu magcaaban “Gudoomiyaha Gobolka Badhan” , oo sawirka hoose  dhinac bidix ka taagan wasiirka gaashaandhiga Somaliland Ciise Xawar, wuxuu goostay oo talo ku gaaray inta madaxweynaha Puntland Cabdi weli Cali Gaas iyo Daraawishta Puntland  joogaan gobolka Sanaag inuu  Dundumooyinka ka daawado sida wax u socdaan

Duli Labawejiilaha..dabar iyo lugooyiyo..dusha midabka nooga eg..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*