22nd October 2024  admin  Category :

Xasuuqii Soomaaliya ka dhacay 1991 iyo kii Ruwanda ka dhacay  July 8, 1993  ilaa  July 31, 1994, sababihii fududeeyey xasuuqyadaasi ,  ayaa waxa ka mid ahaa  warbaahinta radiyo Muqdisho iyo Radio Télévision Libre des Mille Collines (RTLM oo si khaldan loo isticmaalay. Hoos ka daawo xag jirka  arintaa oo kale  maanta ka wada magaalada Boosaaso una baahan in laga hortago. Xag jirkan Boosaaso ku sugan ayaa doonaya in umadda ay  nacsiiyaan Oromada si ay ugu fududaato dhibta ay doonayaan inay u gaystaan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*