27th November 2024 admin Category :
Xasuuqii Soomaaliya ka dhacay 1991 iyo kii Ruwanda ka dhacay July 8, 1993 ilaa July 31, 1994, sababihii fududeeyey xasuuqyadaasi , ayaa waxa ka mid ahaa warbaahinta radiyo Muqdisho iyo Radio Télévision Libre des Mille Collines (RTLM oo si khaldan loo isticmaalay. Hoos ka daawo xag jirka arintaa oo kale maanta ka wada magaalada Boosaaso una baahan in laga hortago. Xag jirkan Boosaaso ku sugan ayaa doonaya in umadda ay nacsiiyaan Oromada si ay ugu fududaato dhibta ay doonayaan inay u gaystaan