3rd October 2023  admin  Category :

Xaflad Lagu Taageerayo Wasiirka kaluumaysiga Soomaaliya Oo Laascaanood Lagu Qabtay

Xaflad balaadhan oo ay ka soo qeyb-galeen bulshada qeybaheeda kala duwan laguna taageerayo wasiirka cusub ee kaluumaysiga soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa lagu qabtay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Kulankan oo ay ka hadleen cuqaal odayaal iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa looga hadlay aqoonyahanka wasiirka kaluumaysiga loo magacaabay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*