27th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne ku xigeenka iyo ra’isawasaaraha dalka Isuaga Imaaraadka Carabta oo ah ninka Dubai Xukuma Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, ayaa waxa uu kormeer ku tegay  xafiisyo badan oo  dawladdisa ah  iyo wakaalado subaxnimadii Axada si uu ugu kuur galo howsha ay Qaranka u hayaan iyo shaqada ay shacabka u qabtaan.

Sheikh Mohammed kormeerkiisu wuxuu bilaabmay 7.30 subaxnimo wuxuuna ka bilaabay dawladda hoose, Wakaaladda dhulka Dubai, wakaaladda dhaqaalaha iyo  horumarinta iyo Garoonka Caalamagiga ah ee Dubail.

Xasiisyada uu booqday Hogaamiyaha Dubai, kuwa badan oo ka mid ah looma soo shaqo tegin subaxdaas oo waxay ahaayeen kuwa ayna cidi joogin oo kursiga iyo Miisku is daawanayeen

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*