26th July 2024  admin  Category :

Odayaal ka soo jeeda Hirshabeele ayaa sheegay in Farmaajo iyo Kheeyre ay mas’uul ka yihiin wixii dhicis iyo dhameeys ah ee ku dhinta Baydhabo. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa qalalaase ka wada dawladda federaalka oo adeegsaneeysa lacagtii, ciidankii iyo hubkii loogu tallagalay dalka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*