7th September 2024  admin  Category :

Akhriso sharci daraddii lagu xukmay -Faysal Cali Hiirad, 2-Kamaal Rooble Yuusuf iyo  3-Ali Cismaan Ardooyin. Axmed Taaraan, oo loo magacaabay Wasiirka shidaalka Puntland,  ayaa horay u ahaa Xeer ilaaliyaha gobolka Bari si qabyaaladaysan Caruurta ka soo jeeda  beelaha Dubeys iyo Dishiishe dembiyo ayna gelin ugu xukumi jiray. Gaar kuwa reer Maakhir, isaga oo ka caraysan jabkii kooxdiisa kaga dhacay Makayahan ayuu denbiyo ayna gelin ku xukumi jirin.

HOOS KA AKHRISO

web.archive.org/…llsanaag.com/Details.asp

https://web.archive.org/web/20100329065237/https://www.allsanaag.com/Details.asp?id=5427

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*