17th November 2025  admin  Category :

Dawladda Soomaaliya iyo wasaaradeedii amuuraha dibadda weli kama ayna hadlin. HAG, oo aad uga xumaaday markabkii Turkigu lahaa ee hubka sharci darada waday wyaguna waa u dabaal degayaan Xariga wiilkan Soomaaliyeed ee Turkiga lagau xiray. Sidee Soomaali u sii wada joogaysaa. Maxamed Cabdimajiid Samatar oo uu dhalay Agaasimaha Wasaaradda Dekedaha Puntland ayaa caawa Turkiga lagu xiray.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*