26th July 2024  admin  Category :

Culimaddii Soomaaliyeed oo loo doortay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee  baarlamaanka Soomaaliya.

C/weli Sheekh Ibraahim Muudey, oo ka soo jeeda beesha Sheekhaal,Aw-Qutub, lagana soo doorto maamulka Koonfur galbeed ayaa loo doortay Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyahan la doortay ayaan ka mid ahayn kooxdii tuugta ahayd ee  dhulka diiratay oo Xasan Culusoow hogaaminayey.

Haddaanu nahay bahda Allsanaag  waxaan uga hanbalyeenaynaa  C/weli Sheekh Ibraahim Muudey xilka cusub ee maanta  loo doortay. 

Image may contain: 1 person

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*