26th July 2024  admin  Category :

Goonigoosatada Hargeeysa ayaa soo malleegay shirqool ay doonayeen ineey magaca kaga dillaan shacabka Puntland. Naf lacaarinimada maamulka Hargeeysa ayaa gaartay ineey naf ka raadiyaan dad iyagu is laayey in ay yiraahdaan maamulka Puntland ayaa ka danbeeyay dhaawacooda.

Si kastaba ha ahaatee, sheekooyin yar-yar oo la soo abaabulo, oo aan micno weeyn aan laheen, ma noqon doonaan kuwo hor istaaga xoreeynta gobolka Sool, waxaan la fillayaa in ciidanka difaaca Puntland ay ka xoreeyaan argagixisada, goonigoosatada ah ee ku soo duulay gobolka Sool maalmaha inagu soo aadan.

https://youtu.be/JxFfADoSstg

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*