26th April 2024  admin  Category :

Shaqaale codsaday in la siiyo 730 cisho oo fasax ah oo mushahaarkiisu u soconayo , lama shaqayn karo wasiirka

LAHORE: Mohammad Hanif Gul, oo ah Sarkaal u shaqeeya tareemada Pakistan, ayaa waxa uu  ka codsaday wasaaradiisa in la siiyo labo sano uu shaqada ka maqnaanayo, hase ahaatee uu mushahaarkiisu u sii soconayo (2-year long leave on full pay (LFP), sabatoo ah wasiirka loo magcaabay wasaaradda Sheikh Rasheed Ahmed ‘ waa mid si aad ah ay aqoontu ugu yar tahay oo iska hadla

Image result for gif opps

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*