26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka UNHCR

Wasiirka Qorsheynta Qaranka Amb Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka #UNHCR Mr Johann Pierrre Siffointe, waxa ayna ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa shaqada ay ka wado hey’ada Soomaaliya iyo in xal waara laga gaaro arrimaha Barakacayaasha oo hey”adda qaxootiga Aduunka.

Wasiir Jamaal ayaa ka hadlay baahiyaha ka jira dalka ee loo baahanyahay in ay wax ka qabato Hay’ada UNHCR.

waxaa goobjoog ka ahaa kulanka Xoghayaha Joogta Wasaaraadda Qorsheynta DFS iyo xubno ka socday hay”adda UNHCR.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*