26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Dekedaha Puntland, Maxamed Cabdi Cismaan, ayaa hortegay Baarlamaanka Puntland, isagoona wax laga weeydiiyey arrimo ku aadan heshiiskii shirkadda DP World; wasiirka ayaa sheegay in shirkadaas aysan waxba qaban, balse kullan labadda dhinac ah ay u ballansanyihiin. Waxa uu sheegay wasiirka in kullankaas uu noqon doono mid shirkadda ay wax ku qabato ama lagu kalla baxo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*