8th May 2024  admin  Category :

Raisawasaaraha Somaaliya iyo xulafadiisa ayaa  dib uga laabtay Shirkii Shidaalka oo ay ku balansanaayeen Bisha sadexaad ee sanadka soo socda

Wasiirka Batroolka DFS Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa hadda  beeniyey in dawladda Soomaaliya ay ka qayb gelayso waxna ka ogayd Shirka Khayraadka Somalia ee Nairobi ka dhici doona horaanta sanadka 2018, kaasoo ay lug ku leedahay Shirkada SOMA OIL oo uu saamiga ku leeyahay Raysul wasaaraha DFS Xasan Cali Khayre.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*