16th April 2024  admin  Category :

Wasiirad cisbitaalka u kaxaystay Baaskiil si ay fooshu ugu  soo deg degto markay cisbitaalka gaartona ay  u umusho

Wasiirka haweenka New Zealand, Anne Genter, ayaa soo bandhigtay iyada o Baaskiilkeeda ku dhex wadata Auckland  oo u socota City Hospital si ay halkaa ugu dhsho . Arintan ayeey u samaysay si ay dhakso ugu foolato,

Wasiirkan waxa u dhamaaday 24 asbuuc oo  ay ilmaha uurka ku siday marka ay Baaskiilka baacsanayso

Bishii June, Raisawasaaraha dalkaas Jacinda Ardern ayaa iyana  noqotay hogaamiyihii labaad ee aduunka oo unug dhalay iyada oo xilka haysa

PM Jacinda Ardern became the second world leader to give birth in office. Both she and Ms Genter attended the public Auckland City Hospital.

  • julieannegenterBeautiful Sunday morning for a bike ride, to the hospital, for an induction to finally have this baby. This is it, wish us luck! (My partner and I cycled because there wasn’t enough room in the car for the support crew… but it also put me in the best possible mood!) #42weekspregnant #cycling #bicyclesarethebest

 

https://youtu.be/YQTULsWfwd4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*