28th March 2024  admin  Category :

Wasiir-ku-Xigeenka Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdinaasir Siciid Muuse “Bahay” ayaa waraysi dhamaystirn uu kaga hadlayo  amniga Qaranka wixii u qabsoomay siiyey Talafishanka Universal.

Bahay, ayaa si adag oo gesinimo leh, Somaalinimona ay  ka muuqato uga hadlay kooxda Daqalatooyinka ee xalaalaystay dhiiga Umadda Soomaaliyeed. Wasiir ku xigeenka ayaa ka codsaday xildhibaanada kale inay joojiyaan mucaaradnimada ay warbaahinta marinayaan oo ay kala shaqeeyaan siddii umadda Soomaaliyeed looga badbaadin lahaa kooxda Alshabaab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*