26th July 2024  admin  Category :

Waxa maanta caasimadda gobolka Haylaan ee Dhahar, Puntland  lagu soo dhoweeyey wafdigii isugu jiray Federaalka Soomaaliya iyo Puntland ee hogaaminayey Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*