31st January 2023  admin  Category :

Wasiir Jamaal oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Qatar

Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha JFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Hassan Hamza oo ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka Iskaashiga ee Labada wadanka ka dhexeeya.Kulanka waxaa Sidoo kale looga hadlay Arrimaha mashaariicda sidii loo dar-dar galin lahaa tasoo muhiimad weyn u leh dalkeenna, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta Qarank Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aaadan ayaa Goobjog ahaa kulankaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*