27th July 2024  admin  Category :

Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha federalka iyo Diqumraadiyanta Dowlda Puntland Oo Gaaray Degmada Buran ee gobalka haylaan.

Ujeedka safarka waftiga ayaa wuxuu ahaa u kuur galid xalaada deeganka iyo dhisida golaha degaanka ee dagmada buraan.

Weftiga oo ka koobaan wasiiro, wasiir Ku xigeeno, Agaasimayaal, Saraakiil Ciidan iyo Xildhibaano ayaa waxaa si wayn usoo dhaweyey Shacabka, Maamulka ka degmada Iyo Kan Gobolka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*