7th September 2024  admin  Category :

Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadda dalka Canada, ayaa maanta daarta ugu dheer Canada darafteeda ku dhaariyey lix qof oo qaadanayey Jinsiyadda dalka Canada

lIX qof oo qaadanayey dhalashada dalka Canada  ayaa lagu dhaariyey meel Toronta  ka saraysa 356 metres (1,668 feet) maalintii Talaadada, iyaga oo ka lusha Darafka daarta ugu dheer canada

Six new Canadians took their oaths of citizenship 356 metres (1,668 feet). Dhaartan ayaa waxa qaaday Axmed Xuseen oo ah Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadda dalka Canada,


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*